Qubanaha VOA, FEB 20, 2025
Your browser doesn’t support HTML5
Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; Dowladda oo warqad habraac u diiday Rooble, dagaal culus oo ka dhacay Shabeellaha Dhexe, Mareykanka oo doonaya kheyraadka Ukraine, Xamaas oo dhiibtay meydadka afar Israeli ah, miisaaniyada militariga Mareykanka oo la dhimayo, iyo qodobo kale.