Dowladda oo warqad habraac u diiday Rooble
Your browser doesn’t support HTML5
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa la sheegay in dowladda ay u diiday inuu helo warqad habraac ah oo isaga iyo xubno la socday—oo qaarkood mucaarad ku ah dowladda—ay viso kaga dalban lahaayeen dowladda Koonfur Afrika.