Xamaas oo dhiibtay meydadka afar Israeli ah
Your browser doesn’t support HTML5
Xamaas ayaa maanta oo Khamiis ah dhiibtay maydadka afar qof oo Israa’iili ah oo ay haysteen, iyadoo kolonyo baabuur ah oo Laanqayrta Cas ah ay naxash-yadooda ka qaadeen magaalada Khan Younis ee koonfurta Gaza.