Miisaaniyada militariga Mareykanka oo la dhimayo
Your browser doesn’t support HTML5
Xoghayaha Difaaca Mareykanka, Pete Hegseth, ayaa amar ku siiyay militariga inay ogaadaan 50 bilyan oo doollar laga dhimi doono sanadka soo socda si loogu jiheeyo maalgelinta arrimaha mudnaanta u leh Madaxweyne Donald Trump.