Myanmar oo masaafurisay boqolaal Shiinees ah
Your browser doesn’t support HTML5
Boqolaal shaqaale oo Shiinaha u dhashay ayaa dib ugu noqday dalkooda, ka dib markii laga soo celiyay xarumaha wax-is-daba-marinta Internetka iyo baadda taleefannada ee dalka Myanmar.