Dacaayadda Ruushku ku bixiyey Faransiiska
Your browser doesn’t support HTML5
Falanqeeyayaasha arrimaha siyaasadda caalamiga ah ayaa sheegaya in dacaayadaha iyo wararka marin-habaabinta ee Ruushka ay door muhiim ah ka ciyaareen ka bixitaanka ciidamada Faransiiska ee Chad iyo dalal kale oo ka tirsan gobolka Saaxil ee Galbeedka Afrika.