Nigeria oo sare u qaadeysa dhoofinta beeraha
Your browser doesn’t support HTML5
Dowladda Nigeria ayaa sheegtay inay doonayso inay sare u qaaddo dhoofinta kheyraadka beeraha sanadka 2025, iyada oo loo marayo hindisaha ay ugu yeertay "Earn From the Soil" ama "Ka hel Ciidda."