Hargeysa —
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay cabashooyinka laga muujinayo hanaanka caafimaadka Somaliland oo isa soo taray. Waxaa soo jeedineysa Sahra Ciidle Nuur.
Your browser doesn’t support HTML5
Bandhigga VOA: Cabashooyin laga muujiyey hanaanka caafimaadka Somaliland