Ciidamada Puntland oo qabsaday saldhigyo

Your browser doesn’t support HTML5

Maamulka Puntland ayaa maanta sheegay in ciidankoodu uu qabsaday mid ka mid ah saldhigyada ugu waaweyn ee kooxda Daacish ee buuraha Calmiskaad, gobolka Bari. Qabsashadan ayaa dhabar-jab weyn ku noqon doonta kooxda, oo toddobaadyadii la soo dhaafay lagu hayay weerarro dhulka iyo cirka ah.