Israel oo hakisay sii-daynta maxaabiista
Your browser doesn’t support HTML5
Israa’iil ayaa sheegtay in sii deynta boqollaal maxaabiis Falastiiniyiin ah dib loo dhigay “ilaa laga xaqiijinayo sii deynta la-haystayaasha ee xigta, iyo in la joojiyo xafladaha bahdilaadda ah ee Xamaas ay sameyso marka lagu soo wareejinayo maxaabiista Israa’iil ee lagu qabto Gaza.”