Natiijada doorashadii ka dhacday Jarmalka
Your browser doesn’t support HTML5
Hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee midigta-dhexe ee Jarmalka, Friedrich Merz, ayaa maanta bilaabi doona isku dayga uu ku soo dhisayo dowlad-wadaag ah, kadib markii xisbigiisu uu ku guuleystay doorashada baarlamaanka.