Dagaal ka dhacay xadka Kenya iyo Itoobiya
Your browser doesn’t support HTML5
Ku dhawaad 22 qof ayaa la la’yahay kadib iska horimaad xadka ku dhex maray kalluumaysato u kala dhashay Kenya iyo Itoobiya, sida ay sheegeen booliska iyo saraakiisha dowladda Kenya.