Ciidamada Itoobiya oo sii joogi doona Soomaaliya

Your browser doesn’t support HTML5

Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa ku heshiiyay in ciidamada Itoobiya ay qeyb ka noqdaan howlgalka cusub ee Midowga Afrika. Haddaba, maxay ka dhigan tahay in ciidamada Itoobiya ugu dambeyn la oggolaado? – Waxaan wax ka weydiinay Cabdisalaan Guuleed, agaasime ku-xigeenkii hore ee nabad-sugidda Soomaaliya.