Trump oo ku rajo weyn heshiiska Russia-Ukraine

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweyne Donald Trump ayaa rajo ka muujiyay in dagaalka Ruushka ee Ukraine uu dhammaad ku dhow yahay, mar uu Isniintii la kulmay madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron, xilli ay u xusayeen sannad-guuradii saddexaad ee duulaanka Ruushka.