Mareykanka oo muhaajiriin geynaya Guantanamo
Your browser doesn’t support HTML5
Mareykanka ayaa bilaabay in muhaajiriin badan oo ay saraakiishu u arkaan inay yihiin “halis sare” iyo dambiilayaal shisheeye loo diro saldhigga ciidamada badda Mareykanka ee Guantanamo Bay, Cuba, maalmo uun ka dib markii ay faarujiyeen xarumaha muhaajiriinta lagu hayo ee saldhiggaasi.