Baadigoob cusub oo lagu raadinayo MH370
Your browser doesn’t support HTML5
Baadigoob cusub oo lagu raadinayo diyaaraddii Malaysia Airlines ee MH370 ayaa la bilaabay, in ka badan toban sano ka dib markii diyaaradda lagu waayay mid ka mid ah dhacdooyinkii ugu qariibsanaa ee taariikhda duulista dunida.