Xeer-ilaaliyaha ICC oo maanta gaaray DR Congo

Your browser doesn’t support HTML5

Xeer Ilaaliyaha Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada (ICC), Karim Khan, ayaa gaaray dalka Jamhuuriyadda Dimuquraadiga ah ee Congo, si loo baaro tacaddiyada ka dhashay dagaallada ka socda gobollada Bariga.