Rajada shacabka Ukraine kadib saddex sano oo dagaal ah

Inkasta oo shaki badan laga qabo hoos u dhaca taageerada Mareykanka iyo su'aalaha la xiriira horumarka ciidamada Ruushka, rayi-ururin la sameeyay ayaa muujinaysa in dadka reer Ukraine ay guud ahaan rajo wanaagsan ka qabaan mustaqbalkooda.

Wariyaha VOA, Lesia Bakalets, ayaa warbixintan ka soo dirtay Kyiv, waxaana faahfaahinta inoo haya Xuseen Barre.

Your browser doesn’t support HTML5

Rajada shacabka Ukraine kadib saddex sano oo dagaal ah