Israel iyo Xamas oo sii wadaya heshiiska
Your browser doesn’t support HTML5
Israa’iil iyo Xamaas ayaa ku heshiiyey in la isku beddelo haraaga la haystayaashii dhintay si loo sii daayo boqollaal maxaabiis Falastiiniyiin ah, taasoo dajinaysa inay sii socoto xabbad-joojintooda jilicsan.