Faah-faahinta xil ka qaadista CQ Brown

Your browser doesn’t support HTML5

Xoghayaha Gaashaandhigga ee Mareykanka, Pete Hegseth, ayaa faahfaahiyey sababihii xilka looga tuuray Taliyihii Taliyeyaasha Ciidamada Mareykanka, General CQ Brown.