Iskuulka dadka maqalka la’ ee Muqdisho

Your browser doesn’t support HTML5

Gabar maqalka naafo ka ah ayaa Muqdisho ka hirgelisay iskuul lagu barto luuqadda suul-dhabeesha si wax loogu baro dadka dhagoolayaasha ah, iyadoo adeegsanaysa buug ay ku qortay luuqadda dhegoolaha.