Rajada shacabka Ukraine ee mustaqbalka

Your browser doesn’t support HTML5

Ra’yi ururin laga sameeyay Ukraine ayaa muujinaysa in dadka dalkaasi guud ahaan rajo wanaagsan ka qabaan mustaqbalkooda, inkasta oo shaki badan laga qabo hoos u dhaca taageerada Mareykanka.