Abiy Ahmed iyo Xasan Sheekh oo ku kulmay Muqdisho
Your browser doesn’t support HTML5
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, oo maanta booqasho ku tagay Muqdisho ayaa wada-hadallo la yeeshay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Labada dhinac ayaa soo saaray war-murtiyeed ku saabsan waxyaabihii ay isla garteen.