$5 milyan ku helo deganaanshaha Mareykanka.
Your browser doesn’t support HTML5
$5 milyan ma ku iibsan laheyd deganaanshaha Mareykanka? - Madaxweyne Donald Trump ayaa ku dhawaaqay in Mareykanku uu bilaabayo iibinta fiisaha ama dal-ku-galka loogu yeeray Gold Card – ama "Kaarka Dahabka", oo ku kacaya $5 milyan, kaasi oo la siinayo qof kasta oo lacagtaas bixiya.