Qaraxyo maanta gilgilay magaalada Bukavu

Your browser doesn’t support HTML5

Laba qarax ayaa Khamiistii gilgilay magaalada Bukavu ee bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo, wax yar ka dib shir ay lahaayeen jabhadda M23, oo uu ka qeyb galayey hoggaamiyahooda Corneille Nangaa.