Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Midowga Afrika ayaa dhowaan ku heshiiyey tirada ciidamada qeybta ka noqonaya howlgalka cusub ee nabad ilaalinta Midowga Africa aa AUSSOM. Waxa kaloo ay ku heshiiyeen tirada uu dal walba oo howlgalkan qeybta ka noqonaya uu yeelanayo.
Warbixin arrintan ku saabsan waxaa inoo soo jeedinaya Maxamed Colaad Xassan.
Your browser doesn’t support HTML5
Howlgalka cusub ee AUSSOM