UK iyo France oo ka shaqeynaya in Ukraine xabbad-joojin laga abuuro

  • Mohamed Sandheere

Dalalka UK, France iyo Ukraine ayaa ku heshiiyey inay ka shaqeeyaan qorshe xabad joojin lagu joojiyo dagaalka Ruushka uu ka wado dalka Ukraine.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Bashiri Cabdiraxmaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso xabbad-joojinta Ukraine.m4a