Xaaladda Soomaali ku xiran xabsiyada Sacuudiga

Xabsi

Xabsi

Dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay xaaladda muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran xabsiyada dalka Sacuudiga kuwaasoo qaarkood lagu xukumay dil.

Qaar ka mid ah maxaabiistan ayaa lagu eedeeyay ka ganacsiga mukhaadaraadka halka kuwo kalena loo heysto danbiyo kale.

Haddaba warbixin arrintan ku saabsan waxaa noo diyaariyay wariyaha VOA-da ee Washington Cabdulqadir Samakaab.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Xaaladda Soomaali ku xiran xabsiyada Sacuudiga