Ciidamada Congo oo beeniyey ciidan la sheegay in ay qabteen

Ciidamada Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ah ee Congo ayaa Axaddii shalay beeniyay in 20 dagaalyahan oo lala xiriirinayo xasuuqii Rwanda lagu qabtay dhulkooda, iyagoo ku tilmaamay muuqaal ay sii daysay Jabhadda M23, oo muujinayay iyagoo raggaasi Rwanda ugu gacan-gelinaya, mid been abuur ah.

Warbixin ay arrintan ka qortay VOA waxaa inoo soo koobaya Maxamed Colaad Xasan.

Your browser doesn’t support HTML5

Ciidamada Congo oo beeniyey ciidan la sheegay in ay qabteen