USS Carl Vinson oo gaaray S/Korea

Your browser doesn’t support HTML5

Markabka USS Carl Vinson ayaa shalay gaaray Kuuriyada Koonfureed, maalmo ka dib markii Kuuriyada Waqooyi ay tijaabisay gantaallada nooca loo yaqaan cruise, si ay u soo bandhigto awooddeeda weerar.