Tirakoobka Soomaalida ee Kenya

Your browser doesn’t support HTML5

Gobollada Waqooyi Bari Kenya ayaa la qorsheynayaa in dib looga bilaabo tirakoob, kaddib markii maxkamad ay bishii hore amartay in la laalo natiijadii tirakoobkii laga sameeyay gobolladaasi, maadaama ay maxkamaddu sheegtay in khaladaad badan ay ku jireen.