Koronto la’aan ka jirta Mandhera iyo Wajeer
Your browser doesn’t support HTML5
Shacabka ku nool maamullada Mandera iyo Wajeer ee waqooyi-bari Kenya ayaa xalay iyo maanta sameynaya dibadbaxyo kooban oo ay uga cabanayaan koronto la’aan joogto ah oo gobolladaasi ka jirta, taasoo si weyn u saameysay xilligan bisha Ramadaan.