La-dagaalanka isbeddelka cimilada ee IGAD

Your browser doesn’t support HTML5

Dalalka ku yaalla Geeska Afrika oo Soomaaliya ay ku jirto ayaa isku dayaya inay sameeyaan qorshe ay doonayaan inay ku yareeyaan saameynta isbeddelka cimiladu ay ku leedahay Geeska Afrika.