Khudbadda Trump ee Congress-ka
Your browser doesn’t support HTML5
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa dadka Maraykanka iyo dunidaba u sheegay in Maraykanku uu dib saaxadda ugu soo noqday, isagoo khudbad uu jeediyey xalay ku difaacay siyaasadaha uu hirgaliyay tan iyo markii uu xilka mar kale qabtay.