Digniinta amni ee Muqdisho
Your browser doesn’t support HTML5
Qatar Airways iyo Turkish Airlines ayaa si KMG ah u hakiyay duulimaadyadii ay ku tagi lahaayeen Muqdisho, saacado kadib markii ay safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya ay soo saartay digniin la xiriirta "weerarro ku soo fool leh."