Jawaabta Canada, Shiinaha iyo Mexico
Your browser doesn’t support HTML5
Canada, Shiinaha, iyo Mexico ayaa sheegay Talaadadii inay canshuuro aargoosi ah ku soo rogi doonaan badeecadaha Mareykanka uga yimaada, ka dib markii madaxweyne Donald Trump uu canshuur cusub oo gaaraysa 25% ku soo rogay.