Digniinta gaajo ee WFP ee Soomaaliya

Your browser doesn’t support HTML5

Hay’adda Cunnada Adduunka ee (WFP) ayaa ka digtay in hal milyan oo qof oo kale oo Soomaaliya ku nool ay la kulmi karaan gaajo heerkeedu xun yahay bilaha soo socda, abaaro ku soo fool leh dalka dartood.