Turkiga: Ciidan ma u dirayaa Ukraine?
Your browser doesn’t support HTML5
Turkiga ayaa diyaar u ah inuu ciidamo u diri karo Ukraine si ay uga qayb qaadato howlgal nabad-ilaalin ballaaran haddii loo baahdo, sida uu sheegay ilo-wareed ka tirsan wasaaradda difaaca Khamiista maanta ah.