Qorshaha dowladaha Carabta ee Gaza

Your browser doesn’t support HTML5

Dawladaha Carabta ayaa isla qaatay qorshe ay soo bandhigtay Masar oo ku aaddan mustaqbalka Gaza, waxaana beesha caalamka loogu baaqay in la taageero qorshahan. Si kastaba ha ahaatee, Israa'iil ayaa sheegtay in Xamaas aysan wax door ah ku yeelan doonin mustaqbalka Gaza.