Xarunta cusub ee Soomaalida Toronto

Your browser doesn’t support HTML5

Dowladda Canada ayaa ku yaboohday $20 milyan si loogu dhiso xarun cusub oo Soomaalida Toronto ay ku yeellan doonaan. Wasiirka guryeynta Nathaniel Erskine-Smith, oo ku dhawaaqay lacagtaas, ayaa sheegay in xaruntan ay wax ka tari doonto baahiyaha bulshada Soomaaliyeed.