Saameynta hakinta gargaarka Ukraine
Your browser doesn’t support HTML5
Kaddib markii uu Mareykanka hakiyay hubkii uu siin jiray Ukraine, hoggaamiyeyaasha Yurub waxay ku adkeysanayaan in hubka la siiyo Ukraine uu muhiim yahay, balse waxaa soo baxaya su'aalo ku saabsan inta ay Ukraine dagaalka sii wadi karto.