Madaxweynaha Suuriya oo nabad ku baaqay ka dib dagaal dhiig ku daatay

  • Mohamed Sandheere

Madaxweynaha Suuriya Axmed al-Sharac ayaa maanta oo Axad ah ah ku baaqay midnimo qaran iyo nabad, ka dib markii in ka badan 1,000 qof lagu dilay xeebaha Suuriya, iska horimaadyadii ugu xumaa tan iyo markii xukunka laga tuuray Bashaar Al-asad.

Waxaa noo faahfaahinaya wariyaha VOAda, Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso dagaalka Suuriya.m4a