Muqdisho —
Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho ayaa ansixiyey hindise- sharciyeedyada kala ah sharciga Cadaaladda Da'yarta Soomaaliyeed, iyo sharciga canshuuraha dakhliga.
Warbixin arrintan ku saabsan waxaa Muqdisho inooga soo diray Xasan Kaafi Qoyste.
Your browser doesn’t support HTML5
Baarlamanka Soomaaliya oo ansixiyey laba hindise sharciyeed