Wada-hadallada Mareykanka iyo Ukraine

Your browser doesn’t support HTML5

Saraakiil sar-sare oo ka socda Ukraine iyo Mareykanka ayaa wadahadallo maanta uga billowdeen dalka Sacuudiga si ay u helaan waddo lagu soo afjarayo dagaalka Ruushka, iyadoo Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka, Marco Rubio, uu la kulmay madaxda Ukraine iyo Sacuudiga.