Dowladda Syria iyo SDF oo heshiis gaaray

Your browser doesn’t support HTML5

Dowladda Suuriya ayaa heshiis muhiim ah la saxiixatay kooxda hubeysan ee Kurdiyiinta Suuriya ee loo soo gaabiyo SDF. Dhinacyada ayaa sheegay inay ku heshiiyeen in SDF, oo maamusha gobolka Waqooyi-bari, ay ku biirto dowladda cusub.