QM oo sheegtay in qoysas lagu dilay Syria
Your browser doesn’t support HTML5
Xafiiska QM ee xuquuqda aadanaha ayaa maanta sheegay in qoysas dhan oo ay ku jiraan haween iyo carruur lagu dilay gobolka xeebta ee Suuriya, taasoo qayb ka ah dilalka is-daba-joogga ah oo ay ciidamadu ku hayaan fallaagada daacadda u ah Bashaar al-Assad.