Ruto oo furay xarun cusub oo waxbarasho
Your browser doesn’t support HTML5
Madaxweynaha Kenya William Ruto oo furay dhisme cusub oo ka tirsan Kulliyadda Farsamada iyo Xirfadaha Gacanta ee Kamukunji, ayaa ballan qaaday 50 milyan oo lacagta Kenya ah si loogu ballaariyo kulliyaddaas.