Uganda oo ciidamo gaysay Koonfur Sudan

Your browser doesn’t support HTML5

Taliyaha milateriga Uganda ayaa sheegay maanta oo Talaada ah in dalkiisu uu ciidamo gaar ah geeyay magaalada Juba ee caasimadda Koonfurta Suudaan si ay u "xaqiijiyaan" ammaanka iyadoo xiisadda ay u dhexeyso madaxweyne Salva Kiir iyo ku xigeenkiisa koowaad Riek Machar.