La-haystayaasha Israel ee la sii daayey oo hadlay

Deceased hostages are returned to Israel

Deceased hostages are returned to Israel

La-haystayaasha Israa’iil ee dhawaan laga sii daayay ee Gaza ayaa ka hadlay xaaladihii adag ee ay ku qasbanaayeen inay u adkaystaan mudadii 16-ka bilood ahayd ee ay ku jireen gacanta kooxda Xamaas, oo Mareykanku u aqoonsan yahay urur argagixiso.

Waxay sheegeen in ay gaajo la macluuleen, qaar ka mid ahna la jir dilay.

Dad badan ayaa ammaanay madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, dadaalkiisii lagu soo celiyay xorriyadda la-haystayaashan, iyagoo rajeynaya in dadaalkiisu horseedi doono sii deynta maxaabiista harsan.

Linda Gradstein ayaa warbixintan VOA uga soo dirtay magaalada Jerusalem, halka Ibrahim Xassan Garabeey Daandureey uu soo jeedinayo.

Your browser doesn’t support HTML5

La-haystayaasha Israel ee la sii daayey oo hadlay