Xiisad dagaal oo ka taagan gobolka Tigray

Your browser doesn’t support HTML5

Waxaa laga cabsi qabaa inuu dib uga qarxo dagaal gobolka Tigray, halkaas oo ay isku hayaan laba koox oo mar ahaa xulufo. Ciidamada uu hoggaamiyo Debretsion Gebremichael, hoggaamiyaha TPLF, ayaa la wareegay deegaanka Adigrat, iyagoo maanta qabsaday qeybo ka mid ah magaalada Mekelle.